Subscribe Muxtarif For Free Updates !!

Thank You For Choosing Subscribe. You Will Get !!

Showing posts with label VIDEOS. Show all posts
Showing posts with label VIDEOS. Show all posts

Wednesday, April 6, 2016

Sideed u heli kartaa subscribers badan




Kadib markaan arkay baahida wayn ee loo qabo kordhinta subscribers ka oo aan ka arkay suaalaha badan ee ku soo noqnoqday mudo bil ah, waxaan isu diyaariyay inaan bilaabo xalqad ku saabsan sidaad u heli lahayd subscribers badan channel kaaga adigoo raacaya talaabooyin fudud oo u sahlaya channel kaaga horumar balaadhan.

Wixii faahfaahin ah ee ku saabsan xalqadan waxaad dhigi kartaa comment ga si lagaaga jawaabo, balse wixii ka baxsan waxa qaas looga dhigay facebook page ka.













Thursday, October 8, 2015

Isticmaal EagleGet Badalka IDM Ka Kana Maaran Internet Download Manager


Kadib markaan arkay mushkilado badan oo la soo darisay asxaabta iyo walaalaha qaaliga ah ee la socda muxtarif markay soo download garaynayaan faylasha iyo video yada, shirkada IDM (Internet Download Manager) kuna ay udanayn wayday macaamiisheeda, waxaan isku kalifay inaan soo baadho barnaamij la mid ah oo badala shaqadiisii balse kaga duwan inuu yahay bilaash wax serial ahna aan ku waydiinayn abidkii.

Sidaad uga barateena Muxtarif waxa uu ku dadaalaa inuu daboolo idamka ilaahay mushkiladaha la soo darisa guud ahaan soomaalida iyo gaar ahaan dadka jecel ee la socta Muxtarif.

Fadlan hadii aad ka faa'idaysatay xalqada maanta Like garee una share garee asxaabtaada aqoon fidinta awgeed iyo muxtarif ka aan kaala bakhaylayn wax kasta oo cusub faa'idana leh.


                     Daawo sharaxa oo video ah:                            


                                

WEBSITE KA BARNAAMIJKA:


BARNAAMIJKA IObit  Uninstaller


EXTENSION KA GOOGLE CHROME:



Kudaawo video ga youtube


Sunday, October 4, 2015

Video: Tijaabi awooda computer kaaga + Ogow information ka computer kaaga HD




Marka aan waayay darsi ku sharaxan soomali oo ka hadlaya sida wax looga ogaado information ku saabsan computer kaaga waxa aan go'aansaday inaan diyaariyo xalqadan. Waxa aad qiyaasi kartaa awooda componants ka ay ka kooban yihiin computer kaagu haday tahay Processor kaaga, Graphics ka, Game Graphics ka, sidoo kale waxaad ogaan kartaa  information ku saabsan computer kaaga hadii aad rabto inaad ka badasho wax la xidhiidha Hardware ka, waxa ka mid ah information kaas inaad ogaato version ka Display ga computer ka, Model kiisa iyo codka wax ku saabsan iyo kuwa kale.

Kugu sii dheerayn maayo waxaan idiin kala tagayaa sharaxa

Fadlan hadii aad ka faa'idaysato Like/Share garee aqoon fidinta awgeed iyo muxtarif ka aan kaala bakhaylayn wax kasta oo cusub faa'idana leh.


                            Daawo sharaxa oo video ah                                



Waxaad ka helaysaa barnaamijka halkan:


Ku daawo youtube ka


Thursday, September 17, 2015

Website laga ogaanayo dhaqamada, duulimaadyada, hotel lada, Ganacsiga wadanka aad doonto HD

Website kani wuxu ushaqeeyaa si uu kuugu fududeeyo inaad gurigaaga dhexdiisa ka ogaato wadan kaad jeceshahay inaad booqato Hotel lada kuyaala, meelaha ugu caansan, Flights ka ubaxaya wadankaa, muuqaal guud oo ku saabsan wadankaa, dhaqamada laga sameeyo wadankaa iyo goobaha Dalxiiska ku fiican ee loo tago.



Waana darsigii labaad ee ku saabsan Website yada aynu kusoo qaadanay muxtarif.

Daawo Video ga:::::::



                              

Waakan Website ku::::::::

tripadvisor



Monday, September 7, 2015

Sida loo sameeyo package lagu uruuriyo barnaamij yada(Softwares) HD

Waxaad aragtaa badanaa package si qurux badan loo sameeyay oo lagu uruuriyay software's farabadan. Waxa lagu sameeyaa C++ balse marna ma kufikirtay inaad windows ka ku samayn karto adigoon isticmaalayn wax software ah, kaliya isticmaalaya file ku jira windows ka oo layiraa iexpress.


Marka ugu horaysa waa inaad daawataa video gan si aad u aragto habka la raacayo.

Daawo video gan hoose:::::::::::::::::::::::::::::::::::::::::::







                                               




Thursday, September 3, 2015

sida loo basaaso website yada

Darsigan maanta waxaynu ku soo qaadanaynaa sida loo basaaso website yada. 

Markaan leeyahay sida loo basaaso waxaan uga jeedaa sida inaad ogaato mulkiiluhu lacagta uu ka faa'ido websit kiisa iyo inta jeer ee la booqdo website kaa maalin walba iyo visitors ka iyo hadii la is yiraa iibiya qiimaha uu ku kacao website kaasi.

                                                           

 inagoo ku tijaabin doona 2 websti oo ka caan ah gayiga soomaalida iyo 1 website oo ka caan ah duninada oo dhan. 

website ka waxaad ka helaysaa video ga hoostiisa.

Daawo video ga oo somali ku sharaxan::::::::::::::::::::::::::





Halkan hoose ayaad ka helaysaa website ka:

                                                                                                    

Friday, August 28, 2015

Sida loo helo password ka default ga ah ee router ka

Noocyada routers ku way fara badanyihiin waanay kala duwan

yihiin waana ta keenta in mararka qaar lagaran waayo password 

kooda shirkadu ay ku samaysay gaar ahaan marka shirkada hore loo

maqal amaba ay cusubtahay. Hadaba darsigan waxaynu kusoo 

qaadan doonaa sida loo helo username ka iyo password ka shirkadu 

ay soo siisay.

fadlan hadii aad ka faa'idaysato darsiga ha igala bakhaylin inaad Like garayso islamarkaana aad Subscribe garayso aqoon faafinta awgeed iyo muxtarif ka aan kaala bakhaylayn waxkastoo cusub.



Kusoo dhawaw sharaxa oo video ah::::::::::::::::::::::::::::::::::::::::::::




                                                  



                                          

Thursday, August 27, 2015

sida computer ka loogu shubo facebook massenger - by muxtarif

ASALAMU CALYKUM 

Darsigan maanta waxaynu ku soo qaadanaynaa sida computer ka loogu shubo facebook massenger adigoon wax dhibaato ahna aan kala kulmayn, waana hab shaqaynaya %100.

                                                     
Marka aad daawato video gan waxaad ka helaysaa barnaamijka video ga hoostiisa.

fadlan hadii aad ka faa'idaysato darsiga ha igala bakhaylin inaad 

Like garayso islamarkaana aad Subscribe garayso aqoon faafinta

awgeed iyo muxtarif ka aan kaala bakhaylayn waxkastoo cusub.


Daawo sharaxa oo video ah:::::::::::::::::::::::::::::::::::::







Download Facebook Massenger:


Saturday, August 22, 2015

Baro wax kasta ood uga baahato Routerka, sida inaad badasho magaca wireless ka, password ka, IWM

ASALAMU CALAYKUM

Darsigeenan maanta waxaynu ku soo qaadan doona sida loo badalo magaca wireless ka, password ka, sida loo qariyo wireless ka, iyo sida loogu diido dadka inay ku connect garoobaan wireless ka, iyagoo markay ku dhuftaan connect uu usoo saarayo fariintan "Failed to connect wireless/wifi" sidoo kale waxaynu ku soo qaadanaynaa sida looga block gareeyo website yada qaar in laga isticmaalo router kaaga haduu alle idmo.





fadlan hadii aad ka faa'idaysato darsiga ha igala bakhaylin inaad Like garayso islamarkaana aad Subscribe garayso aqoon faafinta awgeed iyo muxtarif ka aan kaala bakhaylayn waxkastoo cusub.


Daawo sharaxa oo video ah. ////////////////////////////////









Thursday, August 6, 2015

Sida loo sameeyo Logo qurux badan ( how to make a beautiful Logo )

Darsigan maanta waxa aynu ku soo qaadanaynaa sida loo sameeyo Logo qurux badan inagoo isticmaalayna barnaamijka AAA Logo 3.10.







Hadaba marka hore daawo Darsiga oo ah Video.








Si aad u hesho barnaamijka kudhufo 
Download












Monday, August 3, 2015

Sida IDM ka looga jabiyo serial number ka ( How to crack IDM )

IDM waa barnaamijka kaliya ee si qurux badan oo dagdag ah uga soo download gareeya faylasha internet ka. Balse maalmahan waxa aad looga cawdaa sidii loo isticmaali lahaa waligii oo ku adkaatay bulshadaj iyadoo lagu xidhay SERIAL NUMBER






Hadaba waxaynu darsigan ku baranaynaa sida looga jabiyo SERIAL NUMBER ka.. Daawo video gan:





Barnaamijka IObit Uninstaller :

Halkan


Barnaamijka IDM (Internet Download Manager) :

Halkan


Serial Numberka Sharaxa :

DBNJC_D4R59_YPAGA_T3S1Q

Qaarkale oo badan :

D87W5-CKD63-RGUNI-X68EG
DBNJC-D4R59-YPAGA-T3S1Q
D91GM-T5X1J-DW7YG-1GHIS
I23LZ-H5C2I-QYWRT-RZ2BO
8XJTJ-ZTWES-CIQNV-9ZR2C
PAQ34-MHDIA-1DZUU-H4DB8
4CSYW-3ZMWW-PRRLK-WMRAB
DDLFR-JKN5K-B4DE3-H2WYO
9RVII-F3W58-6FAYV-WPTFD
M7CQ2-VARGX-QFYGZ-URKG0
POOUS-S8V4C-1RXUH-HG6NQ
7JPTJ-4XLY3-HM4LK-9UP4Q
OJNGE-77NS5-MW5FC-MFB7A
HSIWU-KRQQQ-Y870K-YI6QQ
HF0I6-AYL1O-BHDI7-DG9LW
LC3OG-66OU3-38BTX-SX20M
52OGI-AKRTG-MT6YU-YZ7OU
WNJ39-J1JN0-JKNVS-BZSCB
7WPV5-NHHF3-A2P39-LRJ74
OV4O3-1ASY1-8CDWI-9UGX4
O00C4-MYLXJ-LYUDP-QFGD5
I80CQ-RUG1G-LEP9V-O7UN0
OUC2X-F1F8A-8LO76-ETQCK
SN1OJ-P3ZGF-RU4XN-S61TZ
4P6BG-WGN41-C5CQQ-QXIO8
76JVD-ISRBG-KZB4U-LGL9D
PBPXJ-BC1EH-FKO7F-VUXJ2
30P7F-IG6PZ-CSZ3L-FRL7N
4B5XT-BOSBK-94O5F-669DJ


Tuesday, June 30, 2015

sida looga jabiyo code ka mobile lada oo dhan

  ---------ASALAMU CALAYKUM --------------
Kadib markuu mid ka mid ah walaalaha uu ila socodsiiyay in ay jiraan dad ka cabanaya mobile lada ay ka soo iibsadeen wadamada yurubta qaar kamid ah, waxay la kulmeen in mobile lada qaar lagu xidho code loogu talagalay. Anigoo arintaa ka jawaabaya waxaan ku dhaqaaqay inaan ka diyaariyo maqaalkan maadaama oo anaan hayn mobile ku xidhan yahay shabakadi oo aan ka diyaariyo Video.
shirkadaha ku xidha code ka waxa ka mida shirkada "Microsoft Company" iyo shirkada " Orange Company"
oo ku caan ah in mobile keeda ay ku xidho koodh.

si aad uga furto  
code kaas waxaad soo qaadaa mobile kaaga kana fur daboolka, ka dibna ka saar bayteriga(bitery) kadibna akhri magaca shirkada 
ee ku yaala qalin iyo warqad qaado, qor numberka ku yaala oo tak net ka oo ku qor google ka shirkada magaceed (tusaale: orange company) kadib ku dhufo website keeda waxa kuu soo baxaya sadex box kuna qor:

1: Email  waaka laguugu soo dirayo numberkaad ku furi lahayd moblile ka

2: mar kale ku celi ciwaanka si aad u hubiso


3: gali numberka aad ka soo qortay mobile ka

kadib waxaad ciwaankaaga ka helaysaa number shirkadu ay kuu soo dirtay laakiin shardiga kugu xidhan waa in mobile ka wakhtigii shirkadu ay soo saartay ay ugu yaraan ka soo wareegtaa 3 bilood hadii ay imika shirkadu soo saartay mobile ka kuuma soo dirayso numberka ilaa aad bixiso $50 ugu yaraan


waxaan filayaa inaad ka faa idaysatay ha igala bakhaylina inaad like garayso am aad comment ka bixiso sida uu ahaa haduu ku qanciyay hadii kalana iga sug xalqad kale insha allah








fadlan hadii aad ka faa'idaysato darsiga ha igala bakhaylin inaad Like garayso islamarkaana aad Subscribe garayso aqoon faafinta awgeed iyo muxtarif ka aan kaala bakhaylayn waxkastoo cusub.




Monday, June 29, 2015

Habka loo baadho computer ka dambiilaha

Dawladaha ciidamadeeda u khaaska ah inay baadhaan dambiyada gaarka ah ee baadhitaanka adag u baahan waxay dirtaan ciidan layiraa CID ciidankaas oo baadha dambigaas.
hadaba ciidankani markay baadhayaan computer ka qofka laga shakisanyahay waxay isticmaalaan barnaamij layidhaa OSforensics.exe oo ku caan ah baadhida falalka dambiyada.









kugu sii dheerayn maayo waxaan kaaga tagayaa sharaxa:






WAXAAD KA HELAYSAA BARNAAMIJKA:

HALKAN

Delete garee dhamaan filesha hacker ka

Darsigan maanta waxaynu ku soo qaadanaynaa sida la iskaga difaaco hacker ka markuu soo galo computerr kaaga adigoo iska delete garaynaya faylasha u sahlaya inuu xukumo computerkaaga ama uu si aan caadi ahayn uu u isticmaalo.















markaa si step by step ah ula soco sharaxa oo video ah



                                    





Habka kor loogu qaado xawaaraha browserada

badanaaba waxa laga cawdaa mushkilada culayska browserada waxaana halkan kuugu diyaar ah xalkeeda

Daawo sharaxa oo video ah





                                      Image result for browsers







Barnaamijka sharaxa waxaad ka helaysaa


Halkan