Subscribe Muxtarif For Free Updates !!

Thank You For Choosing Subscribe. You Will Get !!

Wednesday, April 6, 2016

Sideed u heli kartaa subscribers badan




Kadib markaan arkay baahida wayn ee loo qabo kordhinta subscribers ka oo aan ka arkay suaalaha badan ee ku soo noqnoqday mudo bil ah, waxaan isu diyaariyay inaan bilaabo xalqad ku saabsan sidaad u heli lahayd subscribers badan channel kaaga adigoo raacaya talaabooyin fudud oo u sahlaya channel kaaga horumar balaadhan.

Wixii faahfaahin ah ee ku saabsan xalqadan waxaad dhigi kartaa comment ga si lagaaga jawaabo, balse wixii ka baxsan waxa qaas looga dhigay facebook page ka.













Use Social Websites To Share
SOCIALIZE IT →
SHARE GAREE →

2 comments:

  1. bahda,muxtarif wxaan ka codsanayaa wxaan grn wayay facebook aan,lahaa passwordkiisa balse wxaan,hayaa emailka bahda mrka wxaan ka codsanayaa iney iga caawiyaan halkaasi

    ReplyDelete