Subscribe Muxtarif For Free Updates !!

Thank You For Choosing Subscribe. You Will Get !!

Thursday, January 14, 2016

Sida qoraal aad ku qortay blog gaaga loo hoos geeyo page ka aad doonto.






kadib markaan asxaabta qaaliga ah kala kulmay su'aal si xad dhaaf ah usoo noqnoqotay qoraalna lagu fahmi waayay waxaan go'aansaday inaan xalqadan soo diyaariyo aniga oo ka jawaabaya dalabka igaga yimid asxaabtaas.

Ka soo qaad in blog gaagu uu uqaybsamo pages kan:
HOME  |    TUTORIAL   |   TODAY

waxaad rabtaa inaad qoraal qorto kadi aad hoos gayso TODAY si marka qof soo booqdo oo uu ku dhufto TODAY uu uga helo qoraalkaad imika soo galisay. Waxaad ogaataa qoraalkasta ood ku qorto blog gaaga hadii aad rabto page gaar ah inaad hoos gayso waxa khasab ah inuu soo galo ugu horayn HOME kaaga kadibna wuxuu galayaa page kaad ku waday.

Maxaaan uga jeedaa sidaas, la soco video gan si aad u fahanto


Fadlan hadii aad ka faa'idaysato ha ilaawin inaad Like garayso aqoon fidinta awgeed iyo Muxtarif ka aan kaala bakhaylayn waxkasta oo cusub.







Nagala soo xidhiidh Link yadan hoose:




Use Social Websites To Share
SOCIALIZE IT →
SHARE GAREE →

2 comments:

  1. mahdsanid saaxiip jazakalah khyr waan helnay in kastoo tembeltk kastaa mee dhigayo label mahdsanid in badan

    ReplyDelete
  2. sxb three iyo seven maxad download ka uga xirtay

    ReplyDelete