Subscribe Muxtarif For Free Updates !!

Thank You For Choosing Subscribe. You Will Get !!

Thursday, December 24, 2015

Waa maxay whois, siduu ushaqeeyaa, muxuu faa'ido inoo leeyahay?




Waa maxay whois:

Whois waa adeeg u sahlaya qofkasta oo internet haysta inuu helo macluumaad ku saabsan website la diiwaan galiyay amaba la iibsaday, sida ip address kiisa iyo email kii uu isku diiwaan galiyay.
Communication and Media Commision waa haayad ka masuulka ah service kan oo si caalami ah ula midawday dhamaan shirkadaha domain name yada iibiya si ay u kaydiyaan information kooda.

Who is database:

Database ka who is kaliya waxa loogu talo galay in lagu kaydiyo macluumaad ku saabsan domain name la iibsaday si loola xidhiidhi karo mulkiilihiisa amaba loo heli karo.

Maxaa ka mamnuuc ah whois:

Waxa ka mamnuuc ah inay information ka u isticmaasho si aan sharci ahayn sida iibintooda amaba suuq gayn.

Sua'aalahaas iyo kuwa kaleba ayaan kaga jawaabi doonaa xalqadan maanta hadii ilaahay yiraado, ha iga fogaan!





Website ka la isticmaalay:


Website kooda:



Kusoo biir facebook page kayaga:

www.facebook.com/muxtarif

Use Social Websites To Share
SOCIALIZE IT →
SHARE GAREE →

1 comments: