Maka badali kartaa facebook gaaga muuqaalka??
Haa waad kabadali kartaa marka aad daawato video gan, waxa aynu kusoo qaadanaynaa themes qurux badan oo kuu saamaxaya inaad ka badasho facebook ga muuqaalka iyo sidoo kale inaad ka badasho website ka aad doonto !!
Maxaa lagaga badalayaa?
Marka aad facebook ga ka badalayso muuqaalka waxaad kaga badali kartaa laba hab kaad doontaba:
1- Inaad isticmaasho software.
2- Inaad isticmaasho extension.
Balse labadaa hab waxaan kugula talinayaa inaad isticmaasho extension ka sababo awgeed.
Muxuu extension ku kaga fiicanyahay software ka?
1- Extension ku space ahaan isagaa u fiican computer ka, waanu ka fudud yahay software ka
2- Software ku wuxu u baahanyahay in la install gareeyo, balse extension ku uma baahna.
3- Virus ka uu qaadan karo software ku uu ka waynyahay virus ka uu qaadan karo extension ku.
4- Extension ku marnaba dhib kuma keeni karo computer ka, balse software ku uu ku keeni karaa.
5- Extension ku waxa uu wataa muuqaalo ka badan kuwa software ka, balse software ku inyar ayuu wataa.
6- Software ka waxaad ku isticmaali kartaa offline, balse extension ka hadaad rabto inaad muuqaalka iska badasho waa inaad haysataa internet. Waana ceebtiisa.
Maku celin karaa muuqaalka facebook gayga kiisii hore?
Haa, markasta waad ku noqon kartaa muuqaal kaagii hore adigoo meelkaliya saxa( ✓ ) ka qaadaya
Daawo sida looga badalayo muuqaalka (Video HD )
Halkan ayaad ka helaysaa website ka sharaxa
0 comments:
Post a Comment