Subscribe Muxtarif For Free Updates !!

Thank You For Choosing Subscribe. You Will Get !!

Wednesday, October 7, 2015

sida computer ka loogu xidho password ka android ka oo kale HD



Dhamaanteen waxaynu jecelnahay in faylasheena aan la arag si fududna loo daalacan. Sidaa daraadeed xalqadan maanta waxaynu kaga hadlaynaa sida computer kaaga loogu xidho passwor u eeg ka mobile lada Android ka oo kale sida Samsung, Hawai iwm.

Waxaynu isticmaalaynaa barnaamij fudud oo Link giisa aan kuu dhigay Video gan hoose dabadiisa.

Waxa uu ku fiican yahay barnaamijkani inuu kuu fududaynayo inaad dib ubadasho password kaaga hadii aad ilawdo.


Fadlan hadii aad ka faa'idaysato ha ilaawin inaad Like/Share garayso aqoon fidinta awgeed iyo muxtarif ka aan kaala bakhaylayn wax kasta oo cusub faa'idana leh.


                      Daawo sharaxa oo vidoe ah:                           


                                    


WAAKAN BARNAAMIJKU:




Ku daawo sharaxa Youtube.

Use Social Websites To Share
SOCIALIZE IT →
SHARE GAREE →

4 comments:

  1. If you need office space, Clevo Center can meet many of your needs around space, security, and safety. Review the our ground level office product line and lets us deliver it right to your location. - See more at: https://www.mobilemini.com/mobile-industries/mobile-offices/mobile-offices#sthash.N8C476kF.dpuf

    ReplyDelete
  2. asc link program ka xageee ka degsadaaa zxb
    magaca program ka

    ReplyDelete