Subscribe Muxtarif For Free Updates !!

Thank You For Choosing Subscribe. You Will Get !!

Thursday, October 8, 2015

Isticmaal EagleGet Badalka IDM Ka Kana Maaran Internet Download Manager


Kadib markaan arkay mushkilado badan oo la soo darisay asxaabta iyo walaalaha qaaliga ah ee la socda muxtarif markay soo download garaynayaan faylasha iyo video yada, shirkada IDM (Internet Download Manager) kuna ay udanayn wayday macaamiisheeda, waxaan isku kalifay inaan soo baadho barnaamij la mid ah oo badala shaqadiisii balse kaga duwan inuu yahay bilaash wax serial ahna aan ku waydiinayn abidkii.

Sidaad uga barateena Muxtarif waxa uu ku dadaalaa inuu daboolo idamka ilaahay mushkiladaha la soo darisa guud ahaan soomaalida iyo gaar ahaan dadka jecel ee la socta Muxtarif.

Fadlan hadii aad ka faa'idaysatay xalqada maanta Like garee una share garee asxaabtaada aqoon fidinta awgeed iyo muxtarif ka aan kaala bakhaylayn wax kasta oo cusub faa'idana leh.


                     Daawo sharaxa oo video ah:                            


                                

WEBSITE KA BARNAAMIJKA:


BARNAAMIJKA IObit  Uninstaller


EXTENSION KA GOOGLE CHROME:



Kudaawo video ga youtube


Use Social Websites To Share
SOCIALIZE IT →
SHARE GAREE →

0 comments:

Post a Comment