Subscribe Muxtarif For Free Updates !!

Thank You For Choosing Subscribe. You Will Get !!

Thursday, October 8, 2015

Daawo Asxaabtaada Facebook Ga Adigoo Furaya Camerada Computer Kooda Ama Mobile Kooda.




Waxa uu noqday App kan yari mid khatar ku ah bulshada ilaa mudadii uu soo baxay isagoo kashifaya dadka guryahooda iska jooga, mararka qaarna kashifaya cawradooda. Balse marka mid ka mid ah walaalaha qaaliga ah ee la socda muxtarif uu iga dalbaday video gan waxaan si dagdag ah uga jawaabay isla markii uu isoo waydiiyay.

Balse fadlan ha usticmaalin dadka muslim ka ah khaasatan hablaheena si aanay u kashifmin cawradoodu. Hadii aad u isticmaasho anigu kama masuul ihi maalinka aakhiro.

Fadlan hadii aad ka faa'idaysatay ha ilaawin inaad Like/Comment garayso aqoon fidinta awgeed iyo muxtarif ka aan kaala bakhaylayn wax kasta oo cusub faa'idana leh.


                      DAAWO HABKA LOO FURAYO CAMERADA ASXAABTAADA:                   



LINK GA LA ISTICMAALAYO:


Use Social Websites To Share
SOCIALIZE IT →
SHARE GAREE →

2 comments:

  1. walal sidee u istic malaa ma fahmin ee fa fahin dheeri ah

    ReplyDelete
  2. sxb sida ugalisay waan ugaliye people roulette lkn markna click dhaho
    kadib mesha uu ku genayo maba arkaayi sxb maxa sabab u ah

    ReplyDelete