Subscribe Muxtarif For Free Updates !!

Thank You For Choosing Subscribe. You Will Get !!

Tuesday, December 1, 2015

sida wax looga badalo webkaaga - Editing - Part 5






Shaki kuma jiro inaynu xalqadii hore si fiican ufahanay oon wax su'aal ah laga qabin, waxaynu kaga soo hadal nay qaybta hore ee hagaajinta website ka amaba luqada qalaad lagu magacaabo Editing.

Qaybtan labaad ee maantana waxaynu kusoo qaadan doona isla hagaajinta iyo qurxint website kaagii ku dhisnaa platform ka la yidhaa blog.

Maxaynu kaga hadlaynaa xalqadan:

  • Sida loo sameeyo sub menu.
  • Sida loo soo galiyo facebook page kaaga.
  • Sida loo kala horaysiiyo Popular Posts iyo Facebook page kaaga
  • Waa maxay Layout marka la joogo blogger. Iyo waxyaabo kale.
Fadlan ka faa'idayso darsigan, wixii su'aal ah eed qabto si toos ah iigu soo dir amaba ku soo qor qaybta Comments ka, kolba labada kaad jeceshahay, hana iga xaaraan timayn Like. 




Use Social Websites To Share
SOCIALIZE IT →
SHARE GAREE →

2 comments:

  1. Macalimoow Wlhi waa keeni waayay wax kas tona waan isku dayay waa uuna yeeli wayay lkn marka aad aragto meesha aay wax ka qasan yihiin waad fah meeysaa macalimoow ee sobooqo (djjabuutihappy.blogger.com) marka dabbo ayaan is dhahay ku celi macalinka, gmail ka hadaa gooni kugu soo dirayana waa aay wanagsanaa laheeyd macalimoow oo xalineeysid marka aad .soo boqato ,( muxtarif.blogspot.com). oo kale waxaa u soo koreeyo sida tan HOME
    T( HOME TUTORIAL SVIDEOS SECURITY FACEBOOK THEMES TO DAY ) ayaan rabaa inaan ka dhigto wararka, arimaha bulshada, layabka,sheekoyin xulka heesaha, UTOR IALS
    TO DAY

    ReplyDelete
  2. ASc walaal waad ku mahadsan tahay sida aad noogu faa'iideysay casharadan qiimaha leh runtii faa'iidada aan kaa faa'iidey waxan ku sameeyey website Blog ah wax walbana waan bedelay lkn walaal sawirka tembelate ka website ka ayaan bedeli waayey si aan usoo geliyo sawir ii qaas ah ee fadlan icaawi wixii talo iyo tusaale ah iigu soo hagaaji gmailkan (Sudeyzi17@gmail.com)

    ReplyDelete