Subscribe Muxtarif For Free Updates !!

Thank You For Choosing Subscribe. You Will Get !!

Thursday, September 17, 2015

Wiil yar oo saacad ku sameeyay school ku yaal Texas- Maraykanka.

Wiil yar oo 14 jir ah una dhashay wadanka sudan balse wax ka barta school ku yaal gobolka texas ee maraykanka ayaa
sameeyay saacad, isagoo ku sameeyay school ka dhexdiisa kagana shaqaysiiyay isla school ka. Madaxa FBI da maraykanka
ayaa xidhay wiil kan yar isagoo tilmaamay in lakala garan waayay waxa uu sameeyay inuu yahay saacad iyo in uu yahay bam
wax lagu qarxinayo !
Maqaal uu qoray madaxwaynaha dalka maraykanka ayaa ku amray in lakeeno saacadaas aqalka cad waxaanuu yiri: 'Waxaanu ku
dhiiri galinaynaa caruurta inay jeclaadaan science ka'
Mark Zuckerberg - Mulkiilaha facebook ga ayaa ku tilmaamay wax lagu maamuuso inay tahay balse aanay ahayn wax lagu xidho,
waxaana uu yiri mustaqbalka waxa iska leh kuwa sida Axmed ah, waxaana uu si gaar ah ula hadlay Wiilkan yar isagoo ku yiri:
' Hadii aad ogoshahay ii gu kaalay shirkada facebook ga, anigaa kaa caawinaya inaad samayso waxyaabo badan.

Eeg maqaalada Obama & Mulkiilaha Facebook ga & Sawirka wiilka Axmed





Use Social Websites To Share
SOCIALIZE IT →
SHARE GAREE →

0 comments:

Post a Comment