Subscribe Muxtarif For Free Updates !!

Thank You For Choosing Subscribe. You Will Get !!

Monday, November 16, 2015

Video: Sida loo sameeyo website adigoon isticmaalayn wax codes ah






Waxaynu soo gaadhnay wakhtigii aan oofin lahaa ballantaan qaaday oo ku saabsanayd sida loo sameeyo website adigoon u baahnay inaad qorto codes fara badan amaba aad noqoto website developer, balse kaliya aad si fiican ula socoto duruustan taxanaha ah, 
kadib markaad dhamayso waxaad arki doontaa farqiqa udhexeeya markaad bilaabaysay duruustan iyo markaad dhamayso, adigaana qiyaasi kara inaad muxtarif wax ka faa'iday iyo inkale.

Fadlan download garayso PDF kaan link giisa kuu dhigay video ga hoostiisa si aad u akhrido qoraal muhim ah oo ku saabsan waxyaabaha
aad u baahantahay inaad barato markaad samaynayso website ka, qoraalku wuxuu ku qoran yahay Somali.

Fadlan hadii aad ka faa idaysato darsiga maanta ha ilaawin inaad Like/Share garayso aqoon fidinta awgeed iyo muxtarif ka aan kaala
bakhaylayn wax kasta oo cusub faa'idana leh.





Waakan Buugii:


Use Social Websites To Share
SOCIALIZE IT →
SHARE GAREE →

5 comments:

  1. asc
    mashaa alaah akhii aad ayaad u mahadasan tahay,halkaa kaga hay oo horay u soco jazaa akallaahu khayran

    ReplyDelete
  2. asc wllo wad ku mahadsan tahay intad na jahiil bixisay lakin qaybta labad ee casharka noosi wad thanks

    ReplyDelete
  3. asc wllo wad ku mahadsan tahay intad na jahiil bixisay lakin qaybta labad ee casharka noosi wad thanks

    ReplyDelete
  4. jazakallah walaal ilaahay khayr haku siiyo

    ReplyDelete