Website ka wayn ee layiraa Android Authority ayaa helay sawiro dhab ah oo BlackBerry ga cusub ah, Mobile kan oo ay
go'aansatay shirkada canadian ka ahi inay kusii dayso suuqyada wakhti loo malaynayo 20 November ta soo socota,
Waxaanuu noqonayaa Mobile kii ugu horeeyay ee BlackBerry ah oo ku shaqeeya Android.
Waxaana ku dhex jira sawirada sawirkii hore ee Mobile kii intelligent ga ahaa ee BlackBerry.
Qaabka Mobile ka:
Shaashadiisu waa: 5.4 inches.
Dhinaca Software ka: Waxa uu u eegyahay BlackBerry Venice inuu gali doono Android Raw Experiance.
Processor: Qualcomm Snapdragon 808
Processor Speed: 1.8 GHz.
RAM(Memory): 3 GB
Eeg Sawirada 'BlackBerry Venice' lagu sii dayn doono Suuqyada caalamka:

0 comments:
Post a Comment