Subscribe Muxtarif For Free Updates !!

Thank You For Choosing Subscribe. You Will Get !!

Wednesday, December 23, 2015

sida loo sameeyo menu, sub menu, iyo page kaligii taagan.

Kadib markaynu soo edit garaynay template keenii waxaan la kulmay su'aalo ku saabsanaa sida loo samaynayo menu iyo sub menu iyo page sida TUTORIALS, GAMES, SPORTS iyo pages kuwaas oo kale ah.

Menu Code:

Code kan  waxa la isticmaala marka aad samaynayso Page gaar ah sida Sports ama Games:

Games

Calaamada kubadal maga blog gaaga (tusaale: muxtarif.blogspot.com)

"Games" ku badal magaca page ka aad rabto inaad samayso (tusaale: Games ama Sports ama Tutorials)

Sub Menu Code:

Code kan waxa la isticmaalaa marka la samaynayo sub menu:

Sitoos ah utag menu  aad rabti inaad sub menu usamayso sida Games oo kale
Kadib barta
dusheeda kaga taalo soo dooro, halka ka hoosaysa ee ay ku qorantay  ku qor hoosteeda code kan:

Game1
Game2

Fadlan ha ilaawin inaad Like garayso una share garayso asxaabtaada aqoon fidinta awgeed iyo muxtarif ka aan kaala bakhaylayn wax kasta oo cusub isla markaana fudud.

Use Social Websites To Share
SOCIALIZE IT →
SHARE GAREE →

11 comments:

1. mahadsanid sxp ilaa hadda wax waan fahan sanahay jazakalah
waanan wadayaa ilaa inta aan keenayo

ReplyDelete
2. maashlaah waan ku guulaysaty inaan sameeyo menu kaligii taagan iyo sub menu mahadsanid macalin cabdishakuur

ReplyDelete
3. asc muxtarif chanel marka hore aad baan kugu mahad celinayaa si ad umada somaliyed ugu cawinesid dhanka tegnologiyada.teda kale waxaan u bahanahy sida blogeyga qebta {side bar} ka[links] aan qoraalo uso galiyaa gelinaa aad muhiim uga ahay jwb insha allah

ReplyDelete
4. asc sxb muxtarif waan iskudayey inaan sameeyo lkin wuu iga diidayaa managaranayo meesha codeka laga bilaabayo

ReplyDelete
5. This comment has been removed by the author.

ReplyDelete
6. AFK Arena Tier List the top best heroes in the game to focus on at the very beginning and to the till end. Let's have a look at our AFK Arena.
AFK Arena Before beginning the game, you should know all the details about your heroes. For the different stages, like early, mid.
Find the best heroes for your team in this AFK Arena tier list. Heroes are ranked based on how useful they are and how much value they bring.
https://afkarenatierlist.com

ReplyDelete
7. We had time playing the 3D game and saw it as dynamic than most latent survey I had found out about the game.
https://pixelgun3dgame.com/pixel-gun-3d-pc/

ReplyDelete
8. Get House of Fun Free Coin. Collect new update Hof free coins 2019 and Hof free spin. Get House of Fun Coins and Claim House of Fun Slot freebies. download house of fun free coins

ReplyDelete