Subscribe Muxtarif For Free Updates !!

Thank You For Choosing Subscribe. You Will Get !!

Thursday, September 17, 2015

Kasaar barxada facebook gaaga qofka aad doonto, Uguna saraysii qofka aad doonto.

Waxay facebook suuro gal ka dhigtay in qofku page ka ugu horeeya ee facebook giisa ee loo yaqaan barxada(Home) uu awood uleeyahay
inuu usoo saraysiiyo posts ka ay qoreen asxaabtiisa khaaska ah ama pages ka uu jecelyahay, si ay markasta uga muuqdaan xaga ugu saraysa ee barxada. Waxaanaad u diidi kartaa barxadaada qofka aad doonto adigoo kasaaraya barxada.

Si postska ka imanaya pages ka aad jeceshay aad usoo galiso barxada halka ugu saraysa, waxaad tagtaa isha yar ee kamuuqata dhinaca midig ee sare kana dooro ' News Feed Preverences ' kadibna ka sii dooro ' Prioritize who to see first ' kadibna ku
dhufo asxaabta aad doonayso iyo Pages ka aad rabto inay xaga ugu sareeya ee barxada ay yimaadaan kuna dhufo ' Done '

Si aad uga mamnuucdo mid ka mid ah asxaabtaada inuu barxadaada waxa uu qoray kasoo muuqdo ku tusaalii hore soo raac kadibna
kudhufo halkay ku qorantay ' Unfollow people to hide their posts ' hadii aad rabto inaad ka noqotana ku dhufo
' Reconnect with people you unfollowed '



Mawaxa dhib kugu noqday talaabooyinka la raacayo,
                            Daawo Video gan hoose:::: :                                


Use Social Websites To Share
SOCIALIZE IT →
SHARE GAREE →

3 comments:

  1. asc mudane muxtarif mahad sanid in aad isu xilqanto in aad dadkaaga wax u fa'idayso, hadi qof su'aal qabo si khaas ah side ayuu kuso waydiin karaa, wan marmaray page ka wan ka waayay wax contact us ah, ama email messages ka lagugu so hagajiyo ama talefon number.


    mahadsanid

    ReplyDelete
  2. Wcs wll Mahad. Waad ku mahadsantahay dhiiri galinta.
    Wixii su'aalo ah waxa lagu soo diri karaa:

    muxtarif@gmail.com


    Adaa Mudan

    ReplyDelete
  3. Kasaar Barxada Facebook Gaaga Qofka Aad Doonto, Uguna Saraysii Qofka Aad Doonto. ~ Muxtarif >>>>> Download Now

    >>>>> Download Full

    Kasaar Barxada Facebook Gaaga Qofka Aad Doonto, Uguna Saraysii Qofka Aad Doonto. ~ Muxtarif >>>>> Download LINK

    >>>>> Download Now

    Kasaar Barxada Facebook Gaaga Qofka Aad Doonto, Uguna Saraysii Qofka Aad Doonto. ~ Muxtarif >>>>> Download Full

    >>>>> Download LINK

    ReplyDelete