Waxa wali sii muuqda dhiiri galinta wiilka suudaaniga ah ee axmed oo ay dhiiri galinayaan dhamaan madaxda caalamka iyo shacbiwaynaha, Waxaana la qaaday olele dhiiri galinta axmed ah oo ka socda twitterka loona bixiyay ' I Stand With Ahmed ' (Axmed Baan La Jiraa), Waxaana dhiirigalinta bixiyay madaxdan:
1- Brack Hussein Obama: 'Cool clock, Ahmed. Want to bing it to the White House? We should inspire more kids like you tovlike science. It's what makes America great. (Hore)
— President Obama (@POTUS) September 16، 2015
2 - Mark Zuckerberg(Mulkiilaha Facebook): Ahmed, if you ever want to come by Facebook, I'd love to meet you. Keep building. (Hore)
3- HillaryClinton (Wasiiradii hore): Assumptions and fear don't keep us safe, they hold us back. Ahmed, stay curious and keep building. https://t.co/ywrlHUw3g1
Waxaanay tidhi gabadhani ' Cabsida & Maluhu inoo keeni maayo Amaan, Laakiin dib ayuu inoo dhigayaa. Ku soco Axmed horumarka iyo Hindisida '
— Hillary Clinton (@HillaryClinton) September 16، 2015
Balse Axmed waxa uu sheegay in loola dhaqmay si fool xun Markuu codsaday in loola hadlo waalidkii, Waxaana lagu yiri
waxaad tahay Argagaxiso. Waxaana uu Axmed sheegay inuu eraygan ka maqli jiray qaar ka mid ah asxaabtiisa.

0 comments:
Post a Comment