Waxa la filayay maanta inay shirkada Apple soo saarto saacadaha intelligent ga ah (Apple Watch) balse ay shirkadu dib ula noqotay kadib markii uu khalkhal ku dhacay Programming keeda " Watch OS 2 " kaasoo si loo hagaajiyo qaadanaya in kabadan inta ay filayeen, waxaana ay sheegeen inaanay maanta soo saarayn saacadahan laakiin se maalmaha dambe ay soo saarayaan
si dhakhso ah.
Kamanay hadal shirkadu wax ku saabsan khalalka ku dhacay saacadahan.
Dib udhiganina waxa uu sababayaa in saacadan programm keeda dib loo update gareeyo, iyo in lagu kordhiyo Apps kale maadaama uu wakhtigeedu dib udhacay, iyo sidoo kale in wax laga badalo Settings ka saacadan.
Waxaana la malaynayaa in update kani uu saacada u kordhiyo Speed marka la shidayo
Eeg Sawirka Saacadaha Suuqa La Galin Lahaa Maanta:

0 comments:
Post a Comment