Dawladaha ciidamadeeda u khaaska ah inay baadhaan dambiyada gaarka ah ee baadhitaanka adag u baahan waxay dirtaan ciidan layiraa CID ciidankaas oo baadha dambigaas.
hadaba ciidankani markay baadhayaan computer ka qofka laga shakisanyahay waxay isticmaalaan barnaamij layidhaa OSforensics.exe oo ku caan ah baadhida falalka dambiyada.
kugu sii dheerayn maayo waxaan kaaga tagayaa sharaxa:
WAXAAD KA HELAYSAA BARNAAMIJKA:
HALKAN

0 comments:
Post a Comment