Marka aan waayay darsi ku sharaxan soomali oo ka hadlaya sida wax looga ogaado information ku saabsan computer kaaga waxa aan go'aansaday inaan diyaariyo xalqadan. Waxa aad qiyaasi kartaa awooda componants ka ay ka kooban yihiin computer kaagu haday tahay Processor kaaga, Graphics ka, Game Graphics ka, sidoo kale waxaad ogaan kartaa information ku saabsan computer kaaga hadii aad rabto inaad ka badasho wax la xidhiidha Hardware ka, waxa ka mid ah information kaas inaad ogaato version ka Display ga computer ka, Model kiisa iyo codka wax ku saabsan iyo kuwa kale.
Kugu sii dheerayn maayo waxaan idiin kala tagayaa sharaxa
Fadlan hadii aad ka faa'idaysato Like/Share garee aqoon fidinta awgeed iyo muxtarif ka aan kaala bakhaylayn wax kasta oo cusub faa'idana leh.
Daawo sharaxa oo video ah
Waxaad ka helaysaa barnaamijka halkan: