Subscribe Muxtarif For Free Updates !!

Thank You For Choosing Subscribe. You Will Get !!

Sunday, October 4, 2015

Video: udiid qofka ku agfadhiya inuu arko waxaad isticmaalayso



Waxaad jeceshahay mararka qaar inaad qarsato qoraalo ama video yo aanaad jeclayn in qofi kaa arko ama uu kaa akhristo, balse si kadis ah ayuu kuu soo ag fadhiistaa saaxiibkaa waana uu arkaa dhamaan waxaad akhriyaysay ama aad daawanaysay gaar ahaan fariimaha ka dhaxeeya laba qof oo kaliya. Hadaba maanta waxaan kaa caawinayaa inaad ka badiso kadiska adigoo hal sikin ama wax ka yar kaga qarinaya waxaad akhrisanaysay qofka kusoo ag fadhiista!!!!

Digniin:
Fadlan ha u isticmaalin ujeedo kale. Hadii aad u isticmaasho video yada xunxun aniga iyo channel kayguba masuul kama ah qiyaamaha iyo xaalad kasta.

Fadlan hadii aad ka faa'idaysato Like/Share garee aqoon fidinta awgeed iyo muxtarif ka aan kaala bakhaylayn wax kasta oo cusub faa'idana leh.

Barnaamijka waxaad ka helaysaa Video ga hoostiisa

                                   Daawo sharaxa oo video ah:                        


                            

Waakan barnaamijku:

Antisnooper



Use Social Websites To Share
SOCIALIZE IT →
SHARE GAREE →