Apps Ka Ugu Isticmaalka Badan Labadii Wiig Ee La Soo Dhaafay.
VAMOS Wuxu kula socod siinayaa waxaad jeceshay.
Tusaale ahaan hadaad doonayso inaad markasta lasocoto wararka Sports ka ee cusub ee lagu sheegay Facebook ga iyo Twitter ka IWM, waxaanuu fursad kuu siinayaa inaad warka hesho
isla markaa sattelite ka la soo galiyo ama lagu daabaco social websites ka sida Facebook ga IWM.
Solo Locker - Waxa lagu badalaa muuqaalka Password ka Mobile ka.
Waxa mobile lada Android ka ah ay leeyihiin muuqaal ugaar ah marka lagu xidhayo Password ka iyo marka laga furayo labadaba, balse mararka qaar qofka isticmaalaha ah uu ka daalayaa araga muuqaalkan waxaana uu doonayaa inuu iska badalo muuqaalka Password ka. Solo Locker waxa uu kuu suuro galinaya inaad si fudud ubadasho muuqaalka Password kaaga, adigoo ka dhigi karaya sawirada
family giina oodhan amaba sawiro kala duwan ood leedahay.
Kamcord - Waxaad la soconaysaa Video yada Games ka si Live ah.
App kan la yiraa Kamcord Waxa uu kuu suuro galinayaa inaad si live ah ula ciyaarto laacibiinta ku caan ka ah Games ka, waana waxa soo jiitay dad badan oo jecel Games ka. Waxaad la ciyaari kartaa si Online ah ama aad daawan kartaa dad si Online ah uwada ciyaaraya Games ka, Sidoo kale waxa suuro gal kuu ah inaad Chat la samayso qofka aad la ciyaarayso.
asc
ReplyDeletewllkay abdishakuur horta aad ayaad u mahadsan tahay runtii anigu waan ku xidhanahay
websitekaaga iyo waliba chanelka youttubeka.
waxyaabo badan ayaan kaa faaidaystay
eeen kkaliya jazaa akallaahu khayran ayaan ku gudan garaa inaan kuuguu mahadnaqo,
een wll suaal ayaan u baahna inaan ku waydiiyo (SIDEEN U SAMEYSAN KARAA WEBSATE FREE AH) . MAHADSANID
my email: naajiborama@hotail.com