Dhamaanteen waxaynu ubaahanahay inay computer keena ku jiraan Faylal inoo gaar ah oo password aynu ku xidhano si aanay dadka kale amaba Family gu inoola isticmaalin faylashaa.
Waana habka ugu fudud ee aanuu qofku ku isticmaali karin faylashaada sirta ah.
Waxaynu isticmaali doonaa barnaamij aad iyo aad ii cajabiyay ood ka heli doonto video ga hoostiisa markasta.
Muxuu ku fiican yahay barnaamijku?
Waxa uu ku wanaagsan yahay in file ka markaad password ka ku xidho uu qarinayo. Tusaale ahaan haduu yaalay C:/users/admin/downloads/ qofna ma arkayo halkaa uu yaalo, hadii uu qofku is yiraa file kii halkaa yaalay doono maba arkayo.
Haduu qofku is yiraa barnaamijkan gal oo kasoo dhex saar file ka ku jira waxa kasoo hor boodaya Password!!
Fadlan hadii aad ka faa'idaysato ha ilaawin inaad Like garayso aqoon fidinta awgeed iyo Muxtarif ka aan kaala bakhaylayn wax kasta oo cusub faa'idana leh.
Daawo sharaxa oo video ah:
Waakan barnaamijku:
Ma Muuqaalka video ga ayaa kugu yar?
Ka daawo youtube ka isagoo wayn