Mararka qaar waxaad la kulantaa Link aad ka baqanayso cidda soo dirtay adigoo uga baqanaya in Patch iyo Trojan uu soo raaciyay si uu kuu basaaso adiga oon haysan Antivirus amaba File ama barnaamij aad rabto inaad scan garayso adigoon haysan antivirus.
Hadaba ma ogtahay inaad scan garayn karto barnaamij yada iyo faylasha iyo Link yadaba bilaa antivirus adigoo ku scan garaynaya 40 antivirus oo online ah oo kamid yahay antivirus ka ugu caansan Africa ee layiraa Kaspersky Antivirus iyo kuwa kale oo badan oo shirkado waawayn leeyihiin. Website ka waxaad ka helaysaa Video ga hoostiisa.
Kusoo dhawaw xalqadan maanta oo uu kuu fududeeyay Muxtarif idamka ilaahay.
Fadlan hadaad ka faa'idaysato ha ilaawin inaad Like garayso aqoon fidinta awgeed iyo muxtarif ka aan kaala bakhaylayn wax kasta oo cusub faa'idana leh.
Daawo sida loo scan garaynayo faylasha iyo link yada:
Waakan Website ku: