Waxaanu si sharaf leh usalaamaynaa dhamaan booqdayaasha Muxtarif Blog, iyo soomaalida iyo dhamaan muslimiinta si guud munaasibada ciida awgeed.
Waxaynu ilaahay waydiisanaynaa inuu inugu gaadhsiiyo ciidan ciideeda bashbash iyo barwaaqo iyo horumar u waara dhamaan soomaalida oo dhan.
Alle ha inaga aqbalo dhamaan acmaasheena.
Waxa idin salaamaya:
Abdishakur Maxamed
Mulkilaha Muxtarif Blog iyo Abdishakur Channel






0 comments:
Post a Comment