Subscribe Muxtarif For Free Updates !!

Thank You For Choosing Subscribe. You Will Get !!

Tuesday, June 21, 2016

Samee virus khatar ah oo idir qofka aad doonto si uu uburburiyo 60 Service

Samee virus khatar ah oo idir qofka aad doonto si uu uburburiyo 60 Service


                                                السلام عليكم ورحمة الله وبركاته 

Virus kan khatarta ah ee aynu samayn doono waxa uu awood u leeyahay inuu shaqada kajoojiyo oo uu burburiyo
60 adeeg oo waawayn oo ka mid ah kuwa uu windows ku ka dhaqaaqo oo uu ka fadhiisto haday shaqayn waayaan

Fadlan ha u adeegsan qof muslim ah, hadaad u adeegsatana anigu kugulama jiro maalinka aakhiro, barina waan ka 
ahay.

waakan barnaamijka lagu samaynayo virus ka



Waana kan barnaamijka marka aad furto, waxa kuu soo baxaya muuqaalkan qurxoon.



Calaamad sax ah saar meelaha aad rabto in virus kan aad samayn doontaa uu burburiyo sida kaaga muuqata sawirkan hoose
iyo in computer ka aad rabto in uu qofka iska restart gareeyo, bakhtiyo, amaba uu galo hibernite.



Intaa kadib ku dhufo waranka yar ee ku yaala dhinaca midig xageeda ugu hoosaysa, si uu kuu geeyo meel kale oo aad buuxbuuxiso
oo virus ku shaqo ka qabto.



Hada waxaad ku dhufataa mar kaliya erayga "Create" si uu usamaysmo virus ka aad rabtay inaad samayso, kadibna u dir ugaadha
aad rabto inaad ku ugaadhsato si uu u burburiyo computer kooda, digtoonow waxa kuu soo baxaya muuqaalkan.



Hada waynu samaynay, udoono halka aad ku save garaysay, kadibna u dir qofka aad rabto, balse adigu ha furin hadii kale computer
kaaga ayuu burburinayaa, computer ka lagu shubo marka uu qofku is yidhaa fur file kan ayuu burburinayaa windows ka.
Ka taxadir inaad computer kaaga ku dhex furto.

Halkan ayaad ka download garaynaysaa barnaamijka furuhuna waa 123


Use Social Websites To Share
SOCIALIZE IT →
SHARE GAREE →

3 comments:

  1. hye wll ma waxa lagu diraya internet mise waxa lagu diraya si caadi ayan qofka flash ugu shubaya sidee ban ugu diri kara barnaamijkan computerska aan rabo

    ReplyDelete
  2. wall hadaan flash ku qaado ka waran marka save gareeyo
    thanks

    ReplyDelete