Marka uu shidnaado computerku mudo badan waxaad arkaysaa inuu cuslaaday marka aad barbar dhigto maraad shiday sida uu ahaa. Waa wax iska dabiici ah oo waxa sababay mudada badan ee uu qalabkani shaqaynayay iyadoo ay udheertahay barnaamijyada kala duwan ee faraha badan aad isticmaalayso iyo adeegyadaba waana takeenta inuu cuslaado computerku.
Si aad uga guulaysato mushkilada culayska computerka marka aad isticmaasho saacado dhaadheer waxaad ubaahantay script yar oo hawshaa kaaga filnaada marka aad ku dul dhufato waxa uu computerku dib u refresh garaynayaa systemka isagoo ka caawinaya RAM ka inuu awood farabadan ku shaqeeyo. Kadib waxa uu computerku ku soo noqonayaa awoodiisii hore ee uu lahaa markaad shiday. Markaad Script gan qaadato ama aad copy yayso kuduldhufo mouse ka button ka midig kana dooro NEW kana sii dooro SHORTCUT sida sawirka ka muuqata.
Kadib waxa kuusoo baxaya sidan sawirka ka muuqata.
Halkaas waxaad ku qortaa code kan:
%windir%\system32\rundll32.exe advapi32.dll,ProcessIdleTasks
Kadib ku dhufo NEXT
una bixi magacaad doonto ugu dambayna ku dhufo FINESH
waxaana desktop ka aad ku arkaysaa file cusub. File kaas ayaad ku dhufanaysaa markasta ood isticmaasho saacado dhaadheer.

0 comments:
Post a Comment