Hadii aad isticmaalayso computer uu ku jiro Operating System 64bit waxaad si aad ah ugu baahantahay inaad isticmaasho browser awood badan oo kaaga faa’ideeya Operating System kaaga. Google Chrome & Firefox midna kuuma saamaxayo. Laakiin hadaad tijaabiso browser kan la yidhaa WATERFOX waana browser ku dhisan design kii firefox ka oo kale, arinku uu isbadalayaa gabi ahaanba.
Browser kani waxa uu kaadhigayaa mid ka faa’idaysta awooda Operating System ka 64bit ka ahi uu leeyahay speed kiisuna waxa uu gaadhayaa %500
si aad u download garayso browserkan ku dhufo
HALKAN
Markaad ku install garayso waxaad arki doontaa speed aad u sareeya inuu ku shaqaynayo hadii uu Operating System kaagu yahay 64bit haku isticmaalin hadii uu yahay OS kaagu 32bit. waxaana sameeyay khubaradii samaysay Firefox ka

0 comments:
Post a Comment